Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda ee kala dhaxeeya Somalia Wadahadal lagu dhameeyo

Dowlada Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga dacwada badda ee ka socota Maxkamada caalamiga ee ICJ, waxa ayna Kenya soo saartay qoraal u muuqday mid mar marsiiyo ah ay ku cadeeneysay sababta ay uga baxday dhageysiga dacwada badda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Kenya mar kale dooneyso in kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya … Continue reading Kenya oo ku baaqday in Muranka Badda ee kala dhaxeeya Somalia Wadahadal lagu dhameeyo